Yuudas 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Camalkoodii ceebta lahaa waa sida hirarka badda. Waxey la mid yihiin xiddigo weligood warwareegaya oo ku dhacay godad gudcur leh. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 iyo hirar kacsan oo badda, oo ceebtoodu xumbaynayso; iyo xiddigo ambaday, oo madowga gudcurka weligood loo hayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 iyo hirar kacsan oo badda, oo ceebtoodu xumbaynayso, iyo xiddigo ambaday, oo madowga gudcurka weligood loo hayaa. Viz kapitola |