Online Bible

- Reklamy -




Yuudas 1:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Dadkani waa nijaaso, oo ficiladooda xishoodka iyo daneysiga ah waxey kharribaan cuntada aad wada cuntaan. Iyagu waa sida daruur dabayshu kaxayso, laakiinse aan roob keenin. Waxey la mid yihiin geedo aan caleen lahayn, oo la rujiyay oo dhintay, oo aan awoodin iney mirro soo saaraan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Kuwanu waa dhagaxyo qarsoon oo ku dhex jira cashooyinkiinna jacaylka markay idinla faysteeyaan iyagoo aan cabsanaynin; waxayna yihiin adhijirro naftooda jira; iyo daruuro aan biyo lahayn oo dabaylo kaxeeyaan; iyo geedo jiilaal oo aan midho lahayn, oo laba goor dhintay, oo la rujiyey;

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

12 Kuwanu waa dhagaxyo qarsoon oo ku dhex jira cashooyinkiinna jacaylka markay idinla faysteeyaan iyagoo aan cabsanaynin; waxayna yihiin adhijirro naftooda jira, iyo daruuro aan biyo lahayn oo dabaylo kaxeeyaan, iyo geedo jiilaal oo aan midho lahayn, oo laba goor dhintay, oo la rujiyey;

Viz kapitola kopírovat




Yuudas 1:12

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy