Yuudas 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Dhab ahaantii waxey ku jiraan dhibaato. Waxey raaceen wadadii Qaabiil oo waxey sameeyeen isla qaladkii Balcaam kaasoo daneeyay lacag kaliya. Oo weliba Illaahey ayey ku caasiyoobeen, sidii Korah yeelay oo kale. Arintaas darteed, waa la baabi’in doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waa u hoog iyaga, waayo, waxay raaceen jidkii Qaabiil, oo faa'iido aawadeed ayay Balcaam qaladkiisii ugu yaaceen, oo waxay ku halligmeen fallaagadii Qorax. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waa u hoog iyaga, waayo, waxay raaceen jidkii Qaabiil, oo faa'iido aawadeed ayay Balcaam qaladkiisii ugu yaaceen, oo waxay ku halligmeen fallaagadii Qorax. Viz kapitola |