Yuudas 1:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Laakiin dadkan waxey caayaan awood eysan waxba ka garaneyn. Iyagu waa sida xayawaan wax matarayaal ah oo baaba’aya, maxaa yeelay, waxey ku nool yihiin dareenkooda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Laakiin kuwanu wax kastoo ayan garanaynba way caayaan, oo waxay ku baabba'aan waxay abuuristooda ku garanayaan sida xayawaanka aan caqliga lahayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Laakiin kuwanu wax kastoo ayan garanaynba way caayaan, oo waxay ku baabba'aan waxay abuuristooda ku garanayaan sida xayawaanka aan caqliga lahayn. Viz kapitola |