Yuudas 1:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Warqaddan waxey ka socotaa Yuudas oo ah adeegihii Ciise Masiix iyo Yacquub walaalkiis. Dhamaan kuwa la doortay oo Illaaha Aabaha ah jeclaaday oo Ciise Masiix ayaa amaantiisi ku dhawray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Anigoo Yuudas ah oo ah addoonkii Ciise Masiix, Yacquubna walaalkiis ah, waxaan warqaddan u qorayaa kuwa loo yeedhay oo Ilaaha Aabbaha ahu jecel yahay, Ciise Masiixna loo dhawray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Anigoo Yuudas ah oo ah addoonkii Ciise Masiix, Yacquubna walaalkiis ah, waxaan warqaddan u qorayaa kuwa loo yeedhay oo Ilaaha Aabbaha ahu jecel yahay, Ciise Masiixna loo dhawray. Viz kapitola |