Yohana 1:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Filibosna markii uu arkay Nataana’el ayuu ku yiri, “Waxaan aragnay kii ey sharcigii Muuse iyo nebiyadu wax ka qoreen. Waana Ciisihii reer Naasared ina Yuusuf.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Markaasaa Filibos wuxuu doonay Nataana'el oo ku yidhi, Waxaannu helnay kii Muuse sharciga ku qoray wax isaga ku saabsan, oo nebiyadiina ay qoreen wax isaga ku saabsan, waana Ciisihii reer Naasared oo ah ina Yuusuf. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)45 Filipo waẖu arkey Nathanael, wahu kuyiri: Waẖan helney ki Muse askuḋigey Tawretka daẖdisa iyo nabiyalkana oykuḋigen Yesu, wilki Yusuf ki Nasareti. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Markaasaa Filibos wuxuu doonay Nataana'el oo ku yidhi, Waxaannu helnay kii Muuse sharciga ku qoray wax isaga ku saabsan, oo nebiyadiina ay qoreen wax isaga ku saabsan, waana Ciisihii reer Naasared oo ah ina Yuusuf. Viz kapitola |