Yohana 1:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Waxyaalahan inteysan dhicin ka hor anigu xitaa ma garaneyn qofka uu yahay, laakiin kan ii soo diray inaan biyo wax ku baabtiiso ayaa ii sheegay isaga oo leh, ‘Waxaad arki doontaa nin uu Ruuxu kusoo dul degi doono. Markaas ayaad ogaan doontaa inuu yahay kan wax ku baabtiisa Ruuxa Quduuska ah.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Anigu ma aan aqoonin isaga, laakiin kii ii soo diray inaan dadka biyo ku baabtiiso, wuxuu igu yidhi, Kii aad ku aragtid Ruuxa oo ku soo degaya oo ku dul joogsanaya, kaasu waa kan dadka ku baabtiisa Ruuxa Quduuska ah. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Aniga maan oghonin, ilowse ki isodirey inan kubatisa biya, kan yaishegey, Kad arki donto oy Nafta kusodegeyso oy farisaneyso korkisa, kan waye kan kubatisaya Nafta Ghudus ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Anigu ma aan aqoonin isaga, laakiin kii ii soo diray inaan dadka biyo ku baabtiiso, wuxuu igu yidhi, Kii aad ku aragtid Ruuxa oo ku soo degaya oo ku dul joogsanaya, kaasu waa kan dadka ku baabtiisa Ruuxa Quduuska ah. Viz kapitola |