Yacquub 5:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Walaalayaal midkiinba midka kale yuusan ka gunuunicin, haddii kale waa la idin xukumayaa, oo xaakinku albaabka ayuu taagan yahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Ha iska cabanina, walaalayaalow, yaan laydin xukumine. Bal ogaada, xaakinku albaabbada hortooduu taagan yahaye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Ha iska cabanina, walaalayaalow, yaan laydin xukumine. Bal ogaada, xaakinku albaabbada hortooduu taagan yahaye. Viz kapitola |