Yacquub 5:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Walaalayaal sabra inta aad sugeysaan soo laabashada Rabbiga. Bal u fiirsada sida beeraleydu u sugaan inta uu dhulku miro qiima leh u soo saaraayo, iyaga oo sabar ku sugaya roobabka guga iyo dayr. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Haddaba, walaalayaalow, dulqaata ilaa imaatinka Rabbiga. Bal ogaada, ninka beerrey ahu wuxuu sugaa midhaha qiimaha leh ee dhulka, isagoo u dulqaata ilaa uu helo roobka hore iyo kan dambe. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Haddaba, walaalayaalow, dulqaata ilaa imaatinka Rabbiga. Bal ogaada, ninka beerrey ahu wuxuu sugaa midhaha qiimaha leh ee dhulka, isagoo u dulqaata ilaa uu helo roobka hore iyo kan dambe. Viz kapitola |