Yacquub 5:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Idinku waxaad xukunteen oo disheen dad aan waxba galabsan, oo xitaa is difaaci kari waayay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waad xukunteen, waadna disheen kan xaqa ah. Isaguna isma kiin hor taago. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Waad xukunteen, waadna disheen kan xaqa ah. Isaguna isma kiin hor taago. Viz kapitola |