Yacquub 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Inti aad dhulka joogteen, waxaad ku fikirteen inaad calooshiina buuxisaan oo aad waqti fiican qaadataan. Laakiin hadda waxaad la mid tihiin dibiyo buurbuuran oo la gowraci rabo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Dhulkaad ku barwaaqaysateen, waadna ku raaxaysateen, oo qalbiyadiinnii waxaad u naaxiseen maalinta gowracidda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Dhulkaad ku barwaaqaysateen, waadna ku raaxaysateen, oo qalbiyadiinnii waxaad u naaxiseen maalinta gowracidda. Viz kapitola |