Online Bible

- Reklamy -




Yacquub 5:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Haddii aad dembaabteen waa inaad isu sheegtaan wixii aad sameyseen. Markaas ayaad isku duceyn kartaan oo aad bogsaneysaan. Qofka xaqa ah baryadiisu wey xoog badan tahay, oo aad ayey waxtar u leedahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Midkiinba midka kale dembiyadiisa ha u qirto oo ha u duceeyo si aad u bogsataan. Nin xaq ah baryadiisa shaqaysa wax badan bay kartaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

16 Midkiinba midka kale dembiyadiisa ha u qirto oo ha u duceeyo si aad u bogsataan. Nin xaq ah baryadiisa shaqaysa wax badan bay kartaa.

Viz kapitola kopírovat




Yacquub 5:16

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy