Yacquub 5:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Haddii aad xanuusan tihiin, weydiiya hogaamiyayaasha kaniisadda iney idiin yimaadaan oo idiin duceeyaan. Weydiiya iney magaca Rabbiga saliid idin kugu subkaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Mid bukaa ma idinku dhex jiraa? Ha u yeedho waayeellada kiniisadda, oo iyagu ha u duceeyeen, oo saliid ha ku mariyeen magaca Rabbiga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Mid bukaa ma idinku dhex jiraa? Ha u yeedho waayeellada kiniisadda, oo iyagu ha u duceeyeen, oo saliid ha ku mariyeen magaca Rabbiga. Viz kapitola |