Yacquub 5:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Walaalayaalow, ha dhaaranina. Waa in eydan ku dhaaranin samada, ama dhulka, ama wax kale. “Haa” ama “Maya” waa waxa kaliya ee aad u baahantihiin inaad tiraahdaan. Haddii aad wax ka badan tiraahdaan, waa la idin xukumi doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Laakiin wax walba hortood, walaalahayow, ha dhaaranina; ha ku dhaaranina jannada, ama dhulka, ama dhaar kale; haahdiinnu haah ha ahaato, mayadiinnuna maya ha ahaato, yeydnan ku dhicin xukun hoostiis. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Laakiin wax walba hortood, walaalahayow, ha dhaaranina; ha ku dhaaranina jannada, ama dhulka, ama dhaar kale; haahdiinnu haah ha ahaato, mayadiinnuna maya ha ahaato, yeydnan ku dhicin xukun hoostiis. Viz kapitola |