Yacquub 5:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Runtii, kuwii dulqaatay waxaan u aragnaa kuwo barakeysan. Waxaad xusuusan tihiin siduu Ayuub u dulqaadan jiray iyo siduu Rabbigu ugu dambeyntii u caawiyay. Maxaa yeelay, Rabbigu waa mid naxariis iyo raxmad badan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Bal ogaada! Waxaynu ugu yeedhnaa kuwo barakaysan kuwii adkaystay. Waad maqasheen adkaysashadii Ayuub, waadna aragteen dhammaadkii qasdiga Rabbiga, waayo, Rabbigu waa raxmad badan yahay, naxariisna wuu leeyahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Bal ogaada! Waxaynu ugu yeedhnaa kuwo barakaysan kuwii adkaystay. Waad maqasheen adkaysashadii Ayuub, waadna aragteen dhammaadkii qasdiga Rabbiga, waayo, Rabbigu waa raxmad badan yahay, naxariisna wuu leeyahay. Viz kapitola |