Yacquub 4:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Illaahey u soo dhawaada, Illaaheyna wuu idiin soo dhowaanayaa. Dembiilayaal yahow, gacmihiina nadiifiya. Qalbigiinana nadiifiya, waayo daacadnimadiinu waxey u kala qeybsan tahay Illaahey iyo aduunka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 U soo dhowaada Ilaah, isaguna wuu idiin soo dhowaan doonaa. Dembilayaashow, gacmihiinna nadiifiya. Labaqalbiilayaashow, qalbiyadiinna daahiriya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 U soo dhowaada Ilaah, isaguna wuu idiin soo dhowaan doonaa. Dembilayaashow, gacmihiinna nadiifiya. Labaqalbiilayaashow, qalbiyadiinna daahiriya. Viz kapitola |