Online Bible

- Reklamy -

Yacquub 4:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Dadkiinan sinada badanow miyeydaan garaneyn saaxiibnimada aduunka waa cadawnimada Illaah? Sidaa darteed qof walboo aduunka la saaxiiba Illaahey ayuu cadow la noqday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Dhillayo iyo dhillooyin yahow, miyeydnaan garanayn inay saaxiibnimada dunidu Ilaah la col tahay? Sidaas daraaddeed kii kasta oo doonaya inuu saaxiib la ahaado dunida, Ilaah buu la col noqdaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Yacquub 4:4

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy