Yacquub 4:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Waa inaad tiraahdaan, “Haddii Rabbigu uu na daayo, waan noolaan doonaa oo aan sameyn doonaa waxyaalahan ama kuwaas.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waa inaad tidhaahdaan, Haddii Rabbigu doonayo, waannu noolaan doonnaa oo waxaannu samayn doonnaa tan ama taas. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waa inaad tidhaahdaan, Haddii Rabbigu doonayo, waannu noolaan doonnaa oo waxaannu samayn doonnaa tan ama taas. Viz kapitola |