Yacquub 4:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Walaalayaalow xumaan ha iska sheegina, haddaad wax iska sheegtaan oo aad is xukuntaan, waxaad eedeyneysaan oo xukumeysaan sharciga Illaahey. Laakiin shaqadaadu waa inaad u hogaansanto sharciga, ma aha inaad xukunto inuu ku khuseeyo iyo in kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Xumaan ha iskaga hadlina, walaalayaalow. Kii xumaan walaalkiis kaga hadlaa ama walaalkiis xukumaa, sharciga ayuu xumaan kaga hadlaa, sharcigana wuu xukumaa. Haddaad sharciga xukuntid, adigu ma ihid mid sharciga yeela, laakiin waxaad tahay mid isaga xukuma. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Xumaan ha iskaga hadlina, walaalayaalow. Kii xumaan walaalkiis kaga hadlaa ama walaalkiis xukumaa, sharciga ayuu xumaan kaga hadlaa, sharcigana wuu xukumaa. Haddaad sharciga xukuntid, adigu ma ihid mid sharciga yeela, laakiin waxaad tahay mid isaga xukuma. Viz kapitola |