Yacquub 3:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waxaa loo baahanyahay dabayl xoog leh si loo dhaqaajiyo markab weyn, laakiin naakhuuduhu wuxuu isticmaalaa isteerin yar oo kaliya si uu jiha kasta ugu wado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Ogaada, xataa doonniyaha, in kastoo ay waaweyn yihiin, oo dabaylo waaweynu kaxeeyaan, weliba waxaa loogu jeediyaa shukaan aad u yar meeshii ninka wada qushigiisu doonayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Ogaada, xataa doonniyaha, in kastoo ay waaweyn yihiin, oo dabaylo waaweynu kaxeeyaan, weliba waxaa loogu jeediyaa shukaan aad u yar meeshii ninka wada qushigiisu doonayo. Viz kapitola |