Yacquub 3:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Laakiin xigmadda Illaahey ka timid waxey nagu hogaamisaa inaan noqono kuwo daahir ah, nabad jacel, degan, kala dambeeya, naxariis badan iyo camal wanaagsan leh, kuwo aan eexasho aqoon oo daacadna ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Laakiin xigmaddii kor ka timaadaa horta waa daahir, dabadeedna waa nabad iyo qabow iyo mid si dhib yar loola heshiiyo, oo waxaa ka buuxa naxariis iyo midho wanaagsan, mana leh u-kala-eexasho ama labaweji. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Laakiin xigmaddii kor ka timaadaa horta waa daahir, dabadeedna waa nabad iyo qabow iyo mid si dhib yar loola heshiiyo, oo waxaa ka buuxa naxariis iyo midho wanaagsan, mana leh u-kala-eexasho ama labaweji. Viz kapitola |