Yacquub 3:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Laakiin haddii qalbiyadiinu ey ka buuxaan maseyr xun iyo is jeclaysi, haku faanina, beenna ha sheegina si aad runta u qarisaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Haddaad xaasidnimo qadhaadh iyo iskala qaybqaybin ku haysataan qalbigiinna, ha faanina, runtana been ha ka sheegina. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Haddaad xaasidnimo qadhaadh iyo iskala qaybqaybin ku haysataan qalbigiinna, ha faanina, runtana been ha ka sheegina. Viz kapitola |