Yacquub 3:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Walaalayaalow, geed berde ah miyuu dhali karaa mirro saytuun ah, canabkuna miyuu soo saaraa mirro berde ah? Biyaha macaanka ah miyey ka yimaadaan ceel ey ka buuxaan biyo dhanaan ah? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Walaalahayow, geed berde ahu miyuu dhali karaa saytuun, ama geed canab ahu miyuu dhali karaa midho berde ah? Sidaas oo kalena biyo dhanaanu macaan ma ay noqon karaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Walaalahayow, geed berde ahu miyuu dhali karaa saytuun, ama geed canab ahu miyuu dhali karaa midho berde ah? Sidaas oo kalena biyo dhanaanu macaan ma ay noqon karaan. Viz kapitola |