Yacquub 2:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Sidaa darteed bal fiiri, waxaan sameyneyno ayuu Illaahey xaq nooga dhigay, ee ma aha rumeysadka oo kaliya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Waxaad garanaysaan in nin shuqullo lagu caddeeyo inuu xaq yahay oo aan lagu caddayn rumaysadka oo keliya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Waxaad garanaysaan in nin shuqullo lagu caddeeyo inuu xaq yahay oo aan lagu caddayn rumaysadka oo keliya. Viz kapitola |