Yacquub 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Haddaba qorniinka waa la oofiyay markii uu leeyahay, “Ibraahim wuxuu aaminay Illaahey, iimaankiisa dartiis ayaana xaq looga dhigay,” sidaas ayaana loogu bixiyay saaxiibkii Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waxaa rumoobay Qorniinka leh, Ibraahimna Ilaah buu rumaystay, oo waxaa isaga loogu tiriyey xaqnimo, oo waxaa loogu yeedhay saaxiibkii Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waxaa rumoobay Qorniinka leh, Ibraahimna Ilaah buu rumaystay, oo waxaa isaga loogu tiriyey xaqnimo, oo waxaa loogu yeedhay saaxiibkii Ilaah. Viz kapitola |