Yacquub 2:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Haddaba awoowgeen Ibraahim ayaa Illaahey ka farxiyay waxaana lagu xisaabiyay mid xaq ah markii uu wiilkiisii Isxaaq saaray meeshii allabariga si uu isaga allabari ugu bixiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Miyaan awowgeen Ibraahim shuqullo lagu caddaynin inuu xaq yahay goortuu wiilkiisii Isxaaq meeshii allabariga ku bixiyey? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Miyaan awowgeen Ibraahim shuqullo lagu caddaynin inuu xaq yahay goortuu wiilkiisii Isxaaq meeshii allabariga ku bixiyey? Viz kapitola |