Yacquub 2:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Hadda qof ayaa ku doodi kara, “Dadka qaarkood rumeysad ayey leeyihiin kuwa kalana camal wanaagsan ayey leeyihiin.” Laakiin waxaan leeyahay, sidee ayaad ii tusi kartaa rumeysadkaaga haddii aadan camal wanaagsan lahayn? Waxaan ku tusi doonaa rumeysadkeyga iyo camalkeyga wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Laakiin waxaa la odhan doonaa, Adigu waxaad leedahay rumaysad, anna waxaan leeyahay shuqullo. I tus rumaysadkaaga aan shuqullada lahayn, anna rumaysadkayga shuqulladaydaan kugu tusi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Laakiin waxaa la odhan doonaa, Adigu waxaad leedahay rumaysad, anna waxaan leeyahay shuqullo. I tus rumaysadkaaga aan shuqullada lahayn, anna rumaysadkayga shuqulladaydaan kugu tusi doonaa. Viz kapitola |