Yacquub 2:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Illaahey wuxuu yiri, “Ha sineysanin,” laakiinse wuxuu kaloo yiri, “Qof ha dilin.” Haddaba haddii aadan sineysanin, oo aad qof disho, waxaad noqotay mid sharciga Illaahey jabiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waayo, kii yidhi, Ha sinaysan; wuxuu kaloo yidhi, Cidna ha dilin. Haddaanad sinaysanin laakiin aad dad disho, waxaad noqotay ku sharciga ku xadgudbay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waayo, kii yidhi, Ha sinaysan; wuxuu kaloo yidhi, Cidna ha dilin. Haddaanad sinaysanin laakiin aad dad disho, waxaad noqotay ku sharciga ku xadgudbay. Viz kapitola |