Yacquub 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Laakiin waa inaad barataan inaad u adkeysataan wax walba si aad u noqotaan kuwa koray oo dhameystiran, waxna eysan ka maqnayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo dulqaadashadu ha dhammayso shuqulkeeda si aad kaamil u ahaataan oo aad u dhanaataan, oo aydnaan waxba ugu baahnaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Oo dulqaadashadu ha dhammayso shuqulkeeda si aad kaamil u ahaataan oo aad u dhanaataan, oo aydnaan waxba ugu baahnaan. Viz kapitola |