Yacquub 1:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Laakiin haddaad u fiirsato sharciga kaamilka ah ee idin xoreeya, oo aad sameysaan wuxuu idin sheegayo, oo eydan illoobin waxaad maqasheen, Illaahey ayaa kugu barakeyn doona inaad sameysid. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Laakiin kii fiiriya sharciga kaamilka iyo xorriyadda ah oo ku sii socda, isagoo aan ahayn kan maqla oo illooba laakiin kan shuqulka yeela, kaasu waa ku barakaysnaan doonaa yeeliddiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Laakiin kii fiiriya sharciga kaamilka iyo xorriyadda ah oo ku sii socda, isagoo aan ahayn kan maqla oo illooba laakiin kan shuqulka yeela, kaasu waa ku barakaysnaan doonaa yeeliddiisa. Viz kapitola |