Yacquub 1:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Haddaba iska saara dhamaan wasakhda iyo xumaanta noloshiina ku jirta, oo is hooseysiiya oo aqbala ereyga Illaahey qalbigiina ku beeray, waayo wuxuu leeyahay awood uu naftiina ku badbaadiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Sidaas daraaddeed iska fogeeya wasakhnimada oo dhan iyo badnaanta xumaanta; oo qabownimo ku qaata hadalka laydinku tallaalay, kan naftiinna badbaadin kara. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Sidaas daraaddeed iska fogeeya wasakhnimada oo dhan iyo badnaanta xumaanta; oo qabownimo ku qaata hadalka laydinku tallaalay, kan naftiinna badbaadin kara. Viz kapitola |