Yacquub 1:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Walaalaheyga qaaliga ahaw, xasuusta inaad si degan wax u dhegeysataan oo hadalka iyo xanaaqa gaabisaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Waad garanaysaan tan, walaalahayga aan jeclahayow. Laakiin nin walba ha u dhaqsado maqlinta, oo ha u gaabiyo hadalka, cadhadana ha u gaabiyo; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Waad garanaysaan tan, walaalahayga aan jeclahayow. Laakiin nin walba ha u dhaqsado maqlinta, oo ha u gaabiyo hadalka, cadhadana ha u gaabiyo; Viz kapitola |