Yacquub 1:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Wuxuu doortay inuu na siiyo nolosha weligeed ah markaan rumeysanay ereygiisa runta ah. Si aan u noqono miraha ugu horeeya ee abuurkiisa cusub. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Isagoo doonaya ayuu hadalka runta ah inagu dhalay si aynu u noqonno midhaha ugu horreeya oo uunkiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Isagoo doonaya ayuu hadalka runta ah inagu dhalay si aynu u noqonno midhaha ugu horreeya oo uunkiisa. Viz kapitola |