Yacquub 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Hadiyad kastoo wanaagsan oo kaamil ah waxey ka timaadaa Aabaha abuuray dhamaan nuurka samada. Isaga mar walba waa isku mid oo weligiis iskuma bedbedelo sidii harka oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Hadiyad kasta oo wanaagsan iyo hibo kasta oo kaamil ah kor bay ka timaadaa iyadoo ka soo degaysa xagga Aabbaha nuurarka isagoo aan lahayn rogrogmad ama hoos laallaabasho. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Hadiyad kasta oo wanaagsan iyo hibo kasta oo kaamil ah kor bay ka timaadaa iyadoo ka soo degaysa xagga Aabbaha nuurarka isagoo aan lahayn rogrogmad ama hoos laallaabasho. Viz kapitola |