Yacquub 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Illaahey ha eedeynin markii lagu jarribo, Illaahey xumaan kuma jarribmo, oo isagu xumaa uma isticmaalo inuu dadka kale jarribo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Midna yuu odhanin kolkii la jirrabo, Xagga Ilaah baa layga jirrabay. Waayo, Ilaah laguma jirrabo shar, isaguna midna ma jirrabo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Midna yuu odhanin kolkii la jirrabo, Xagga Ilaah baa layga jirrabay. Waayo, Ilaah laguma jirrabo shar, isaguna midna ma jirrabo. Viz kapitola |