Online Bible

- Reklamy -

Tiitos 3:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Anaguna sidoo kale waqti ayaan ahayn kuwa nacasyo iyo caasiyiin ah. Waana na la khiyaameeyay oo waxaan adoomo u noqonay damacyo iyo raaxo badan, nolosheena waxaa ka buuxsamay shar iyo xaasidnimo, waana isnacnay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waayo, innaguba waa baynu ahayn nacasyo, iyo caasiyiin, iyo kuwa la khiyaaneeyey, iyo addoommada damacyada xaaraanta ah iyo raaxooyinka kala duduwan, oo waxaynu ku socon jirnay xumaan iyo xaasidnimo, oo waxaynu ahaan jirnay kuwo la nebcaaday oo iyana midba midka kale neceb yahay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 3:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy