Online Bible

- Reklamy -




Tiitos 2:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Waa iney ku noolaadaan nolol xigmad leh oo saafi ah, waa iney naxariis lahaadaan oo ey nimankooda ka dambeeyaan. Kadibna ceeb uma keeni doonaan ereyga Illaahey.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 oo ay digtoonaadaan, oo ay daahir noqdaan, oo ay gurigooda ka shaqeeyaan, oo ay wanaagsanaadaan, iyagoo nimankooda ka dambeeya, si aan ereyga Ilaah loo caayin.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

5 oo ay digtoonaadaan, oo ay daahir noqdaan, oo ay gurigooda ka shaqeeyaan, oo ay wanaagsanaadaan, iyagoo nimankooda ka dambeeya, si aan ereyga Ilaah loo caayin.

Viz kapitola kopírovat




Tiitos 2:5

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy