Tiitos 2:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Sidaas oo kalena u bar dumarka waaweyn iney ku noolaadaan nolol Illaahey sharaf u keeneyso. Waa in eysan caayin kuwa kale ama noqonin kuwa khamri adoon u ah. Laakiin waa iney dadka kale baraan waxa wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Sidaas oo kalena habruhu waa inay asluub quduus ah lahaadaan, oo ayan noqon kuwa wax xanta, oo ayan khamri badan addoommo u noqon, laakiinse ay noqdaan kuwo wax wanaagsan dadka bara. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Sidaas oo kalena habruhu waa inay asluub quduus ah lahaadaan, oo ayan noqon kuwa wax xanta, oo ayan khamri badan addoommo u noqon, laakiinse ay noqdaan kuwo wax wanaagsan dadka bara. Viz kapitola |