Tiitos 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Isagu wuxuu nafsadiisa u bixiyay inuu anaga naga madax furto wax kasta oo shar leh iyo inuu qalbiyadeena nadiifiyo, iyaga u hamuun qabo iney sameeyaan waxa wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan. Viz kapitola |