Tiitos 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Nimcadaasi waxey na bareysaa inaan ka tagno nolosha aan cibaadada lahayn iyo damaca aduunka, oo aan dunidan sharta leh ugu noolaanno xigmad iyo xaqnimo Illaaheyna isu dhiibno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno, Viz kapitola |