Tiitos 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Waa inuu aad u aaminaa fariinta aaminka ah ee la baray. Kadibna wuxuu awoodi doonaa inuu kuwa kale ku dhiirigeliyo waxbaridda runta ah, iyo weliba inuu tuso qaladka kuwa kasoo hor jeeda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 isagoo xajinaya hadalka aaminka ah oo ah sidii loo baray, inuu awoodo inuu cilmiga runta ah ku waaniyo oo ku canaanto kuwa muranka miidhan ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 isagoo xajinaya hadalka aaminka ah oo ah sidii loo baray, inuu awoodo inuu cilmiga runta ah ku waaniyo oo ku canaanto kuwa muranka miidhan ah. Viz kapitola |