Tiitos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Sababta aan jasiiradda Kereetee kaaga tagay waa inaad halkaas ka dhameyso shaqada, oo aadna magaalo walba ka doorato odayaal sidii aan kuu sheegay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Sababtaas daraaddeed ayaan Kereetee kaaga dhex tegey inaad hagaajisid waxyaalaha hadhay iyo inaad waayeello magaalo walba ka dooratid sidaan kuugu amray, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Sababtaas daraaddeed ayaan Kereetee kaaga dhex tegey inaad hagaajisid waxyaalaha hadhay iyo inaad waayeello magaalo walba ka dooratid sidaan kuugu amray, Viz kapitola |