Tiitos 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waxaan warqaddan u qorayaa Tiitos oo ah wiilkeyga runta ah oo aan isku iimaanka nahay. Waxaan Illaaha Aabaha ah iyo Sayidkeena Ciise Masiix kaasoo ah badbaadiyaheena ka baryayaa inuu idin siiyo nimco iyo nabad. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 waxaan warqaddan u qorayaa Tiitos oo ah wiilkayga runta ah xagga iimaanka inaga dhexeeya. Nimco iyo nabadu ha kaaga yimaadeen Ilaaha Aabbaha ah iyo Badbaadiyeheenna Ciise Masiix. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 waxaan warqaddan u qorayaa Tiitos oo ah wiilkayga runta ah xagga iimaanka inaga dhexeeya. Nimco iyo nabadu ha kaaga yimaadeen Ilaaha Aabbaha ah iyo Badbaadiyeheenna Ciise Masiix. Viz kapitola |