Tiitos 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Oo waqtigii loogu talagalay ayuu fariintiisi ku muujiyay. Taas oo aan qof walba u wacdinay, amarka Illaaha Badbaadiyaheena ah ayaa la iigu aaminay shaqadan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 laakiinse wakhtiyadiisii goonida ahaa uu hadalkiisii ku muujiyey wacdigii laygu ammaaneeyey sida Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu u amray, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 laakiinse wakhtiyadiisii goonida ahaa uu hadalkiisii ku muujiyey wacdigii laygu ammaaneeyey sida Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu u amray, Viz kapitola |