Online Bible

- Reklamy -

Tiitos 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Waxey sheeganayaan iney Illaahey garanayaan, laakiin noloshooda kama muuqato. Iyaga waa la nacay, oo waa caasi mana istaahilaan iney wax wanaagsan sameeyaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Waxay afka ka qirtaan inay Ilaah yaqaaniin, laakiin camalladooday isaga kaga hor yimaadaan, iyagoo karaahiyo iyo caasiyiin ah, oo xagga shuqul wanaagsan oo dhan laga nacay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

16 Waxay afka ka qirtaan inay Ilaah yaqaaniin, laakiin camalladooday isaga kaga hor yimaadaan, iyagoo karaahiyo iyo caasiyiin ah, oo xagga shuqul wanaagsan oo dhan laga nacay.

Viz kapitola kopírovat

Tiitos 1:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy