Tiitos 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waa in la joojiyaa, waayo waxey reerka oo dhan ka jeediyeen runta iyagoo baraya wax been ah, waxaanna waxey u sameynayaan lacag darteed. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Kuwaas afkooda waa in la xidho, maxaa yeelay, waa kuwa reero dhan gembiya iyagoo faa'iidada ceebta ah aawadeed u baraya waxyaalo aan waajib ahayn inay baraan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Kuwaas afkooda waa in la xidho, maxaa yeelay, waa kuwa reero dhan gembiya iyagoo faa'iidada ceebta ah aawadeed u baraya waxyaalo aan waajib ahayn inay baraan. Viz kapitola |