Rooma 9:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Mana aha in farcanka Ibraahim oo dhan ey yihiin caruurtii Illaahey. Waayo kitaabku wuxuu leeyahay, “Farcanka Isxaaq ayaan ballankeyga kuugu oofin doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Farcankii Ibraahim oo ay yihiin aawadeed kulligood carruur kuma wada aha, laakiin waxaa la yidhi, Kuwa Isxaaq ka farcama ayaa farcankaaga loogu yeedhi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Farcankii Ibraahim oo ay yihiin aawadeed kulligood carruur kuma wada aha, laakiin waxaa la yidhi, Kuwa Isxaaq ka farcama ayaa farcankaaga loogu yeedhi doonaa. Viz kapitola |