Rooma 9:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Ma dhihi karno Illaahey ballantiisi ayuu jabiyay. Waayo farcanka Israa’iil oo dhan ma wada aha dadkii Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiin mana aha sidii iyadoo ereygii Ilaah dhacay. Waayo, kuwa Israa'iil ka dhashay kulligood reer binu Israa'iil ma wada aha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiin mana aha sidii iyadoo ereygii Ilaah dhacay. Waayo, kuwa Israa'iil ka dhashay kulligood reer binu Israa'iil ma wada aha. Viz kapitola |