Rooma 9:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waayo waa farcankii Israa’iil, waana dadkii uu Illaahey doortay. Wuxuu iyaga tusay ammaantiisa. Axdi ayuu iyaga la galay sharcigiisa ayuuna siiyay. Macbadka wax lagu caabudo iyaga ayaa leh waxeyna heleen ballankuu Illaahey ka qaaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 kuwa ah reer binu Israa'iil, oo leh carruur-ka-dhigidda, iyo ammaanta, iyo axdiyada, iyo sharciga siintiisa, iyo u-adeegidda Ilaah, iyo ballamada, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 kuwa ah reer binu Israa'iil, oo leh carruur-ka-dhigidda, iyo ammaanta, iyo axdiyada, iyo sharciga siintiisa, iyo u-adeegidda Ilaah, iyo ballamada, Viz kapitola |