Rooma 9:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Wuxuuna sidaas u sameeyay si uu u muujiyo ammaantiisa xad dhaafka ah, taas oo uu na siiyay inagoo ah dadka uu u naxariistay, uuna u diyaariyay iney ammaantiisa helaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 iyo inuu hodantinimadii ammaantiisa ogeysiiyo weelasha naxariista oo uu hore ugu diyaariyey ammaanta, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 iyo inuu hodantinimadii ammaantiisa ogeysiiyo weelasha naxariista oo uu hore ugu diyaariyey ammaanta, Viz kapitola |